🔥 Fett schnell verbrennen. Erfahren Sie wie! 💪

10ka shey caafimaadka u fican caalamka. 1 iftiinka qoraxda | Halganka nolasha📝

10ka shey caafimaadka u fican caalamka.

1 iftiinka qoraxda

2 biyaha badan oola cabo

3 hurdo kugu filan inaad seexato habeenkii

4 hawo nadiif ah inaad qaadato

5 maalintii ugu yaraan inaad nusaac socoto

6 qado inaad cuntid aan miisan ku sarayn

7 qur,aanka inaad aqrisid waa ruuxda jirka suurta galna maha inaad moogaato

8 isticmaalka Malabka iyo xabad sowtada

9 qanaaco iyo inaad ku raali ahaato qadarta io sharteeda io khyrkeeda

10 sheegasho la,aan inaad dadka uga waramin dhibkaaga


Subax wanagsn walalo yal