🔥 Fett schnell verbrennen. Erfahren Sie wie! 💪

𝗫𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗴𝗲𝗲𝗻 𝗠𝗮𝗳𝗶𝗮-𝗱𝗶𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗰𝗮𝗮𝗻𝘀𝗮𝗱𝗲𝗻 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗹𝘆𝗮𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮. | Halganka nolasha📝

𝗫𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗴𝗲𝗲𝗻 𝗠𝗮𝗳𝗶𝗮-𝗱𝗶𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗰𝗮𝗮𝗻𝘀𝗮𝗱𝗲𝗻 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗹𝘆𝗮𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮.

• If the only tool you have is a hammer, all problems look like nail.

Hadii qalabka kaliya ee aad haystaa uu yahay dubbe, mushkiladaha oo dhami waxay u eekan masaabiir.

• The only difference between the Government & the Mafia is that the Mafia actually turns a profit.

Farqiga kaliya ee u dhaxeeya anaga(Mafia) iyo dawlada waa in aanu anagu si dhaba faa'idada u soo wada celino.

• You’re either at the table or on the menu.

Waa laba mid kood ama miiskad fadhidaa ama meniyuuga saaran bad tahay.

• The lawyer with the briefcase can steal more money than the man with the gun.

Qareenka shandada madoowi wuxuu xadi karaa lacag ka badan tuu xaday kii hubka sitay.

• They can’t collect legal taxes from illegal money.

Ma ka soo ururin karaan cashuur sharci ah lacag aan sharci aheyn.

• Eagles don’t hunt flies.
Gorgorku ma ugaadhsado