Get Mystery Box with random crypto!

Saajid Pro💡🕯

Logo des Telegrammkanals saajid_pro - Saajid Pro💡🕯 S
Logo des Telegrammkanals saajid_pro - Saajid Pro💡🕯
Adresse des Kanals: @saajid_pro
Kategorien: Uncategorized
Sprache: Deutsch
Abonnenten: 655
Beschreibung vom Kanal

Xikmadu waa baadi ka maqan qofka muslimka ah 🦋✨️🥰

Ratings & Reviews

2.33

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

1

3 stars

0

2 stars

1

1 stars

1


Die neuesten Nachrichten 3

2023-03-28 22:47:14
Wajiyo Qurux Badan Oo lagu Qurxiyey Kitaabka Alle iyo Sunada Nabiga Salalahu calayhi wasalam...

#Only_love_saara...

#Ramadaan_Mubaarak
2.8K views19:47
Öffnen / Wie
2023-03-27 13:57:05
_ استغفر الله العظيم و اتوب اليه .
3.3K views10:57
Öffnen / Wie
2023-03-24 04:09:52 TACRIIF: Waa maxay soon?
Soonku luqad ahaan waa in wax laga reebtoonaado oo aan la sameyn. Sharciga Islaamkana soonku waa in laga af haysto cunto iyo cabbid iyo in laga reebtoonaado galmo (afooyinka oo xiriir galmo lala sameeyo) laga bilaabo waaberiga (fajarka salaada subax) ilaa ay qorraxdu ka dhacayso iyadoo lala imaanayo niyo qalbiga ah, oo ay tahay in laabta laga niyoodo fulinta awaamiirta Alle (S.W.) oo ah Soonka waajibka ah.


Soonka Islaamiga ah waa nafta oo laga xabisayo cunto iyo cabbid iyo waxyaalaha ay hawooto (shahawaat), iyo iyadoo laga goynayo wixii ay u caado yeelatay oo la hagaajiyo awoodeeda shahwada si loogu diyaariyo in ay dalabto liibaan waarta iyo ladnaan weyn, iyo barwaaqo ma guuraan ah, iyo in ay aqbasho waxa naftu ku daahiroobeyso oo lagu janno tago. Ujeeddadu waa in ay gaajada iyo oonkuba ay jebiyaan  nafta hanqal taageeda iyo qooqeeda. Qofka sooman wuxuu xusuusanayaa xaaladaha ay ku suganyihiin dadka gaajeysan ee masaakiinta ah.
Soonku waa tiir ka mid ah tiirarka Islaamku ku taaganyahay [eeg Tiirarka Islaamka lifaaq # 1], qofkii diida in Soonku waajib yahay waa uu ku gaaloobayaa. Qofkii rumeysan in Soonku waajib yahay laakiin aan soomin wuxuu ku caasiyay Allihii abuurtay (S.W.). Soonka waxaa la waajibiyay sannadkii 2d ee Hijrada.
433 views01:09
Öffnen / Wie