Get Mystery Box with random crypto!

Saajid Pro💡🕯

Logo des Telegrammkanals saajid_pro - Saajid Pro💡🕯 S
Logo des Telegrammkanals saajid_pro - Saajid Pro💡🕯
Adresse des Kanals: @saajid_pro
Kategorien: Uncategorized
Sprache: Deutsch
Abonnenten: 655
Beschreibung vom Kanal

Xikmadu waa baadi ka maqan qofka muslimka ah 🦋✨️🥰

Ratings & Reviews

2.33

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

1

3 stars

0

2 stars

1

1 stars

1


Die neuesten Nachrichten

2023-05-04 22:03:30 الهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد. 🩶
5 views19:03
Öffnen / Wie
2023-05-02 11:44:28 Farqiga u dhaxeeya quruxda iyo foolxumada waa lacagta oo kaliya.

@saajid_pro
146 viewsedited  08:44
Öffnen / Wie
2023-05-01 21:28:54
Aduunka wax bilaa faa'ido ah majiraan !
20 views18:28
Öffnen / Wie
2023-05-01 08:13:32
Woman: Maya qof walba wuxuu Rabaa lacag
2- Maya Dadka qaar waxay Rabaan Jaceyl
3- Ugu danbeen.. Lakin aniga waxaa Rabaa Lacag

Dumarka ma durayo ee Ragan dhiira Galinayaa Ragow aan shaqeesano Guur-kana an badino wa Nala sugayaaye




@saajid_pro
66 views05:13
Öffnen / Wie
2023-04-30 21:41:08
توكلت في رزقي على الله خالقي
48 views18:41
Öffnen / Wie
2023-04-30 11:36:07
Sheikh mustafa
140 views08:36
Öffnen / Wie
2023-04-29 10:21:53
Lacagtu waxey keenta qaraabo iyo asxaab xiiso leh
Geesinimadu waxey keentaa dadka dhan iney ku ixtiraamaan
Quruxdu waxey keenta dad damac badan
Daacadnimadu waxey keenta cadaw

My family
@saajid_pro
178 viewsedited  07:21
Öffnen / Wie
2023-04-27 19:09:53 Dhaawaca ugu xanuunka badani waa markay naftaadu dareento rajo_la,aan Qabashada wixi kuu danta ahaana aanad hayn niyad aad ku qabato

My family
@saajid_pro
313 viewsedited  16:09
Öffnen / Wie
2023-04-24 16:49:15 Gabarey adigoo hooyadaa la socdo hadii wiilka aad jeceshahay oo weliba kuso doonan rabo uu orod idinku ag maro hooyadaana ay ku dhahdo qofku foolxumo badanaa maxaad sameyn lahayd

@saajid_pro
390 views13:49
Öffnen / Wie
2023-04-23 19:29:54
Sheekada ninkaan duuliyaha ah waa qosol iyo dhiirrigelin miiran. Wuxuu yiri dadka Soomaalida ah marka ay i arkaan waxay i dhihi jireen diyaaradda keligaa miyaa wada ama waa lagu la wadaa. Waxaan dhihi jiray qofkii i baraayay ayaa ila wada. Markaas waxay dhihi jireen saas dheh, keligaa diyaarad ma wadi kartide.

Markii aan keligeey diyaarad waday waxay hadana i dhaheen diyaaradda rikaab miyaa raaco. Waxaan dhahay maya ee afar qof oo duuliyayaal kale ah ayaan ku raacnaa. Waxay dhaheen saas dheh, adiga diyaarad rikaab saaran yahay ma wadi kartide.

Markii aan diyaarad rikaab saaran yahay waday hadana waxay i dhaheen dibadda miyaa aaddaa, mise dalka Mareykanka gudihiisa lee ku waddaa. Waxaan dhahay gudaha waddanka lee ku wadaa. Waxay dhaheen saas dheh, adiga miyaa wadi kara flight international ah.
Markii aan waday flight international ah waxay i dhaheen ma wadi taqaannaa diyaarad dagaal hhhhhhhh.
Soomaali waa fadhi-ku-dirir caadi ah. Qac ayay ka yeersiiyeen duuliye Cali Jeex

Xigasho: Cabdirisaaq Xasan Jidhi.
1.9K viewsedited  16:29
Öffnen / Wie