🔥 Fett schnell verbrennen. Erfahren Sie wie! 💪

Halganka nolasha📝

Logo des Telegrammkanals hlganka - Halganka nolasha📝 H
Logo des Telegrammkanals hlganka - Halganka nolasha📝
Adresse des Kanals: @hlganka
Kategorien: Religion
Sprache: Deutsch
Abonnenten: 2.89K
Beschreibung vom Kanal

ahoow mid qiimaha naftiisu kala weyntahay wax weliba !! ilaa aad gaadho heer ay noloshu waxba kaa bedeli weydo
WaXaaD ka helesa
Dhirigalin
QISOOYIN
Ereyo jacel
Fadlan nagu soo biir adigoo mahadsan 🙏🙏

Ratings & Reviews

3.00

2 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

2

2 stars

0

1 stars

0


Die neuesten Nachrichten 2

2023-05-10 19:43:05 https://t.me/Muwaahipbuskudo
138 viewsOsAAME, 16:43
Öffnen / Wie
2023-05-10 18:35:41 10: Qoyskaygu waxay I bareen sida loo hadlo dadkuna waxay I bareen sida loo aamuso ( Maahmaah Czech ah )

11: Cadhadu waa dabayl Xoog badan oo damisa Laanbada maskaxda (Maahmaah mareykan ah)

12: Kuwa wax bixiya yaysan ka Hadlin wax bixintooda lakin kuwa qaata ha Xasuusnaadan (Maahmaah bortaqiis ah )

13: Geedka wayni wuxu ka hadh badan yahay midhaha (Maahmaah talyaani ah )

14: Halganku Waa ka dhimasho badan yahay gaajada (Maahmaah German ah )

15: Maalina beer maalina Cun ( maahmaah masaari ah )

16: Ha ilaawin geerida iyaduba kuma ilawdee ( Maahmaah Turki ah )

17: Raaxada aargoosigu waxay waarta daqiiqado kooban lakin raaxada cafiska ayaa waarta ( Maahmaah Spanish ah )

18: Hadii aanad shandada (Boorsadaada) Lacag ku haysan waa inuu Carabkaagu noqdaa Xariir (Maahmaah Malaysian ah )

19: dhawr dhibcood oo biyo ah ayaa miisaan sameeya (Maahmaah Japanis ah )

20: Shinbiraha Alle ayaa siiya cuntadooda Lakin waa inaad duusha si aad u gaadho (Maahmaah Jarmal ah )

21: Jacaylku Lacag maaha (Maahmaah Faransiis ah )

22: Hadii aad Saaxibka Amaahiso lacag labadaba waad waayaysaa ( Maahmaah Faransiis ah )

23: Qofkii guursada gabadh qurux badan wuxu u baahan in ka badan labba indhood ( Maahmaah ingriis ah )

24: Qofka doonaya inuu gaadho hadaf waxa hoos u dhigaya Macnaheeda (Maahmaah faransiis ah )

Ahmed Abdirashid Warmoge
392 viewsOsAAME, 15:35
Öffnen / Wie
2023-05-10 18:35:04
Waxaan Halkan idinku soo gudbinaya Maahmaahyo Caalami ah oo aan u arkay inay Xikmad ku Jirto.

hadaba adiga Maahmaahdee yuu kugu Xikmad badan

1: Haddii aad dharagto roodhidu dhadhan kuma yeelanayso (Maahmaah Scottish ah)

2: haddii aadan dhoola cadeyn Karin ha Furan dukaan ( Maahmaah shinees ah)

3: hadii aad aragto ummad halaabay waxaad eegta dumarkooda (Maahmaah faransiis ah)

4: Ninba Calafkiisu samaysta ( Maahmaah ingriis ah)

5: Caqligaaga oo aad cilmi ku hubayso ayaa ka wanaagsan jidhkaaga oo aad dahab ku qurxiso (Maahmaah shinees ah )

6: Is qaadqaadku Waa jaahilnimo (Maahmaah Spanish ah)

7: Iska ilaali gabadha wanageeda ka sheekaysa iyo ninka adkaysigiisa ka shekeeya (Maahmaah faransiis ah )

8: wiilkaaga Shanta sanno ee ugu horeeya ula dhaqan sidii Amiir tobanka sanno ee ku xigana adoon Kadibna La saaxiib (Maahmaah hindi ah )

9: inaad dad noqotaa way fududahay lakin inaan nin noqotaa way adagtahay (Maahmaah ruush
411 viewsOsAAME, 15:35
Öffnen / Wie
2023-05-10 17:50:47 Dhalashadeennii ka dib, nolosha waxaan ku billownay guurguurasho iyo kacaakuf oo mar qudha iskama aynaan ordin, wax wal oo innagu cusub oo aan nolosha doonaynana waa sidaas oo kale.

Ganacsiga cusub ee aad doonayso inaad abuurto, reerka cusub ee aad doonayso inaad yagleesho, shaqada cusub ee aad doonayso inaad billowdo, dhammaan wax wal oo kugu cusub oo aad doonayso inaad heer ka gaadho, kolka hore waa inaad marto wadadii aad soo martay dhalashadaada ka dib ee ahayd guurguurashada iyo kacaa kufka.

Berigaa hore ee aad yarayd, dul-qaad badan umaadan baahnayn, waayo kamaadan baqayn in lagu yidhaahdo wuu kufay ama way ku fuftay, maanta se dulqaad badan baad u baahan tahay, waayo haddalado badan baa lagaa odhanayaa, mararka qaarna, cidda ugu daran ee ay tahay inaad u dul-qaadato waa dadka kuugu dhow ee kolkii horaba nolosha kugu soo dhaweeyay.

Glp wanaagsan Asxaabta
439 viewsOsAAME, 14:50
Öffnen / Wie
2023-05-10 15:07:00 Ma jirto guul aan halis lahayn, ma jirto guul aan la isku dayin, ma jirto raaxo guul la'aanteed, ma jirto guul la'aan qabow , iyo guul la'aanteed oo aan ka faa'iidaysan fursadda. Kafaa,ideyso waqtigaaga qaaliga ah
Dadaalaa wuu gaaraa


Duhur wngzn AQRISTOW
179 viewsOsAAME, 12:07
Öffnen / Wie
2023-05-10 13:06:24 https://t.me/Hanaan_wanaag_channel
197 views꧁M̺͆i̺͆s̺͆k̺͆i̺͆ D̺͆h̺͆e̺͆y̺͆m̺͆a̺͆n̺͆༆꧂, 10:06
Öffnen / Wie
2023-05-10 07:38:00
Guul kasto aad gaarto waxa fure u ah adkeysiga aadla timaado si aad u rumeyso rajada guusha iyi inaad mustaqbalka wanaag ka filato

#sbxwngsn
218 viewsمفتخرة بعفتها, 04:38
Öffnen / Wie
2023-05-09 19:01:26 AKHRISKA LA SAXIIB 

  @𝐓𝐄𝐀𝐌_𝐆𝐎𝐑 𝐆𝐎𝐑

( ) ᴋᴀɴᴀᴀʟᴀᴅᴀ sᴏᴍᴀʟɪᴅᴀ ᴇᴇ ᴜɢᴜ ғɪɪᴄᴀɴ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ᴀʏᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀɴ ᴋᴜsᴏ ᴜʀᴜʀɪɴᴀʏ ᴛᴀᴀʙᴏ ᴏᴏ ᴋᴜ ʙɪɪʀ ᴋᴀɴᴀᴀʟᴋᴀ ᴋᴜ ᴄᴀᴊᴀʙɪʏᴀ


          "𝗝𝗔𝗖𝗘𝗬𝗟 "
✪ @WAHELKA_QALBIGA
✪ @aadan123
✪ @WAHEL_JACEYL
✪ @aisha_boqoradeyda
✪ @ERAYOJACEYL1


           "𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜 𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡 "
@MAAN_DHAYEE
@Dhiirigalinmaaline12
@real_bad_poi12
@hlganka
@noloshuwaaguul
@dhiirigaliyaha_nolasha1
           
  "𝗢𝗗𝗛𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 "
@RumeeRiyadada
@Meriameriam
@Wehelka_Bulshada
@Dhemantt
@BAYAANKA_NOLOSHA
@ROYAAL_CHANNL
@saajid_pro
@IFIYE2222

               " 𝗫𝗜𝗞𝗠𝗔𝗗𝗢 "
@xikmadside2023
@Hamigena
@DHIRIGALISO
@AhmedCC1
@DARYEEEL

         " 𝗪𝗔𝗫𝗕𝗔𝗥𝗔𝗦𝗛𝗢 "
@islamicdigital



‌✩‌ ✲⋆ Go‌ȯd‌ ‌Ni‌g‌h‌t‌ *‌✩‌ ✲⋆

ᴄʜᴇɴᴀʟ ᴋᴜ ᴅᴀʀɪsᴛᴀ ɪʏᴏ ᴡɪxɪɪ ғᴀᴀʜ ғᴀᴀʜɪɴ ᴀʜ ᴋᴀʟᴀ xɪᴅʜɪɪᴅʜ @DAACAD13


     @TEAM_GOR_GOR
Waa kooxda ugu Balaadhan telegram ee Linkiyada share garaysa

-------------°○----------------•●
𝐒𝐏𝐎𝐍𝐒𝐎𝐑𝐄𝐃 :
@WAHELKA_QALBIGA
@MAAN_DHAYEE
@hlganka
   
       𝐀𝐥𝐥𝐚 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐥𝐞

https://t.me/WAHELKA_QALBIGA
113 viewsZACK MK, 16:01
Öffnen / Wie
2023-05-09 18:44:17
Oraahyo ku anfici doona.

1. Wax waliba bilowga wey qurxoonyihiin illaa aynu gudaha usii galno.

2. Xataa hadii ay doorbidaan Qalin ( Silver ), adigu Dahab iska ahow.

3. Hadii aad isku daydo inaad qof waliba qanciso, dunida waxaad ka tagi doontaa adigoo dulli ah.

4. Marnaba ma guul dareysto anigu, midkood waan guuleystaa ama cashar ayaan ka bartaa.

5. Dunida dadku qaabab kala duwan ayey kuusoo maraan, adiguna casharo ayaad ka barataa, marka qof waliba u mahad celi xataa cadowgaaga.

Qodobkee kusoo jiitey.

Maqrib wngzn AQRISTOW

NaGu sobiiR
https://t.me/hlganka
1.2K viewsOsAAME, 15:44
Öffnen / Wie
2023-05-09 15:42:21 https://t.me/siislm
218 views꧁M̺͆i̺͆s̺͆k̺͆i̺͆ D̺͆h̺͆e̺͆y̺͆m̺͆a̺͆n̺͆༆꧂, 12:42
Öffnen / Wie