🔥 Fett schnell verbrennen. Erfahren Sie wie! 💪

ALLE wuxuu 2 malaa'ig u xil saara iney dambiyadeena iyo wanaag | Halganka nolasha📝

ALLE wuxuu 2 malaa'ig u xil saara iney dambiyadeena iyo wanaageena qoraan, laakiin ILAAHEY wuu inoo naxariista oo malaga wanaaga qora markii aad ALLE dartiis wax wanaagsan u sameysid horey ayuu ka qorayaa.

Halka midka dambiyada qora uusan dambigaaga qoreyn uuna saacado badan kuu qabanayo si aad uga toobad keentid xataa hadii sanado kasoo wareegto ALLE wuu kuu dambi dhaafayaa hadii aad weydiisatid.

{ وَإِن تَعُدُّواْ نِعۡمَةَ ٱللَّهِ لَا تُحۡصُوهَآۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَغَفُورٞ رَّحِيمٞ }
[Surah An-Nahl: 18]

Haddaad tirisaan Nicmooyinka Eebe ma koobi Kartaan, Eebana waa danbi dhaafe Naxariista.

Wa hbn jimce ku saliYa xabibkena mohamed (SCW)

NaGu sobiiR wll
https://t.me/hlganka